Ruushka oo qaaday Tallaabooyin uu uga aarsanayo Wadamadda cunaqabateynta kusoo rogay
Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine. Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay...