Afhayeenka Kremliin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in Moscow ay rajeynayso in hawlgalka milatariga Ruushka ee ka socda Ukraine la soo afjarayo maalmaha soo socda ama...
Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan darada...
Hoggaamiyaha ururka Al Qaacida Dr Ayman al-Zawahiri oo muddooyinkii dambe la waayay war iyo wacaalkiisa ayaa muuqaal cusub uu soo duubay lana baahiyay ku amaanay...
Mareykanka ayaa la beegsaday bangiyada Ruushka cunaqabateyn cusub oo ay ku jirto in dadka Mareykanka ah laga mamnuuco in ay maalgashadaan Ruushka, taasoo jawaab u...
Ciidamada Ruushka ee ka dagaalamaya qeybo kamid ah dalka Ukraine ayaa lagu eedeeyay in dad shacab ah ku xasuuqeen dalkaasi, waxaana la helay meydad badan...
Ciidamada Ruushka ee duullaanka ku qaaaday dalka Ukraine ayaa khasaaro badan kala kulmay howlgalka ay ka wadaan guddaha dalkkaasi, waxaana ciidamada Ruushka dagaal kula jira...
Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku ay dib u gurasho degdeg ah ka sameynayaan aagga waqooyi ee ku hareereysan caasimadda Kyiv iyo magaalada Chernigiv xilli...
Waxaa galabta lagu dilay Xaafadda Calaamadaha ee magaalada Hargeysa haweeney lagu magacaabo Hodan Muxumed Cabdi. Waxaana dilkeeda loo adeegsaday Toorrey, iyadoo dad Goobjoogayaal ahi ay...