Wiil arday ah oo hubeesan ayaa maanta toogasho ka geestay jaamacad lagu magacaabo Heidelberg University oo ku taalla dalka Jarmalka , waxaana toogashadan ka dhashay...
Kadib weerarkii Xuutiyiinta ee Imaaraadka, suurtagal ma aha in ay Xuutiyiinta ku sii doodaan in ay doonayaan in ay nabad iyo wada-noolaasho la qeybsadaan xoogaga...
Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa sheekada nin isku qariyay lugaha diyaarad ka duushay dalka Koonfur Afrika oo 11-saacadood kadib gaartay dalka Holland...
Wasiir British ah Nusrat ghani ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo...
Milateriga Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay gudaha u galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle ayna ka takhalusaan xoogagga TPLF, sida uu REUTERS u sheegay sarkaal...
Dayuurad ay leedahay shirkadda American Airlines oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo London ayaa dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday, kadib markii...