Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau rasaas xooggan ayaa laga maqlay agagaarka madaxtooyada dalkaas xilli ay shir ku jireen...
Dowlada Colombia ayaa si weyn uga carootay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo lagu sheegay in dalkaasi uu kamid yahay 20-waddan oo oo xilligan...
Waxaa si KMG ah loo hakiyay kiiska dacwada dilkii loo geestay Madaxweynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara, waxaana kiiska dacwada dilka soo jiitameysay...
Maxkamad ku taalla dalka Jamhuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa shalay dil ku xakuntay, 51 qof qof. Dadkan ayaa lala xiriirinayaa dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada...
Magaalada Lahore ee Dalka Pakistan waxaa ka dhacday arrin murugo iyo uurkutaalo ku beertay dad badan, kaddib markii wiil 18-sano jir ah uu laayay xubno...
Xiriirka ka dhaxeeya dowladdaha Nareykanka iyo Ruushka ayaa sii xumaanaya, waxaana laga cabsi qabaa ciidamada labada dal in ay isku fara saaraan dalka Ukraine hadii...
Dagaalo ayaa mar kale ka qarxay woqooyiga Itoobiya kuwaaso u dhexeeya ciidamada TPLF iyo kuwa degaanka cafarta oo taageero ka helaya milateriga Itoobiya. Maamul gobolka...