Bangiga Keydka ee Maraykanka ee kuyaalla magaalada New Yor waxaa ku xaniban lacag gaareysa 7 bilyan oo doolar oo leedahay dowlada Afganistan, waxaana go’aan ka...
Markab lagu magacaabo FPSO Trinity Spirit sida xamuul fara badan oo Shidaal ah ayaa ku qarxay xeebaha dalka Nigeria, waxaana qabsaday dab aad xooggan. Waxaa...
Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka Joe...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in weerar ay ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ka fuliyeen waqooyi-galbeed Suuriya ay la beegsadeen hoggaamiyaha dowladda Islaamiga ah...
Ku dhowaad 30 qof ayaa dhimatay kadib markii ay qabatay fiilo koronto oo ku dhacday suuq ku yaalla dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo. Booliska ayaa...
Ciidamada ammaanka dalka Lubnaan ayaa xabsiga dhigay nin sheegtay nabinimu sidoo kale sheegay in uu waxyi kusoo degay, waxaana ninkan sheegashadiisa carro badan ka abuuray...