Madaxweynaha Ukraine: “Waan dagaalameynaa ilaa daqiiqada u dambeysa”
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay abaabul guud oo lagu wajihi doono ciidamada Milatariga ee Ruushka. Arintan ayaa timid kadib markii Wasaarada Arrimaha Gudaha...