Dagaalo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka ayaa ka socda duleedka magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine iyo sidoo kale magaalooyin kale oo...
Wasaaradda difaaca Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in ciidankoodu qaadi doonaan wax lagu tilmaamay duullaankii ugu waynaa oo lagu doonayo in lagu soo afjaro iska...
Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay qeybo kamid ah caasimadda dalka Ukraine ee Keiv, waxa ayna ciidamada Ruushka doonayaan in ay meesha ka saaraan dowladda...
Xoghayaha guud ee isbahaysiga Nato Jens Stoltenberg ayaa wariyeyaasha u sheegay in Nato ay ciidamadeeda jawaabta degdegga ah bixiya ee dhulka, cirka iyo badda ku...
Dagaal culus ayaa ka socda Xaafadaha Abolon ee caasimadda Kiev, kadib markii ay halkaasi qabsadeen Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Ruushka ee halkaas weeraray. Ciidamada Ruushka...