Ciidamadda badda ee Ukraine ayaa sheegay inay nool yihiin 13 kamid ah ciidammada dalkaas oo horraan la sheegay in la dilay xilli ay difaacayeen jasiirada...
Ciidamada Ruushka ee duulaanka xooggan ku qaaday dalka Ukraine ayaa isku dayaya in ay la wareegaan magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine ee Kharkiv,...
Ciidamada Ruushka ee duulaanka xooggan ku qaaday dalka Ukraine ayaa kusii siqaya caasimadda dalkaasi, waxa ayna ciidamada Ruushka isku diyaarinayaan in ay gudaha u galaan...
Dalka Ukraine waxaa duulaan culus ku qaaday ciidamada milatariga Ruushka, waxaana dalkaasi muddo ku dhaw isbuuc ka socda dagaal culus iyo duqeymo ay is dhaafsanayaan...
Dowladda Ruushka ayaa qaaday tallaabooyin u muuqda aargoosi, kaddib markii qaar badan oo kamid ah waddamada Midowga Yurub hawada dalkeeda ka mamnuuceen in ay isticmaalaan...
Qiimaha lacagta Ruushka ee ruble ayaa Isniinta maanta ah hoobatay marka loo eego dollar-ka iyo Euro ee Suuqa Sarifka Lacagaha ee Msocow, xilli Reer Galbeedka...
Dagaalka u dhaxeeya ciidamada milatariga Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa meel adag maraya, waxaana dagaalka ka socda dalka Ukraine laga cabsi qabaa in faraha kasii...