Milateriga Ruushka oo ka baxay Warshaddii hore ee Nuclearka Chernobyl (Sababta)
Ciidamadii Ruushka ee haystay warsaddii hore ee laga dhalin jiray quwadda nukliyerka ee Chernobyl ayaa halkaas isaga baxay, sida ay sheegeen shaqaalaha warshaddaasi. Ciidammada Ruushka...