Qareenkii hore ee Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ninka lagu magacaabo Michael Cohen ayaa hortagay Warbixino xasaasi ahna siiyay Guddiga Kormeerka Aqalka Wakiilada Mareykanka Michael Cohen ...
Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, waxa uuna Madaxweynaha helay codadka ugu badan ee dadka usoo...
Dowlada India ayaa shaacisay inay weerar dhanka cirka ah ku qaadday kooxo mintidiin ah oo ku sugan gudaha dalka Pakistan, iyadoo xiisada labada dal u...
Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay 7-nin oo lagu eedeeyay in ay iska dhigeen Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta si ay ganacsade caan ah uga...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee dowlada Iran Mohammad Javad Zarif ayaa si lama filaan ah shaaca uga qaaday in uu xilka iska casilay ,kadib qoraal kooban...