Warbaahinta caalamka ayaa wali hadal heysa shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalka itoobiya ay ku dhinteen dad gaaraya 157-qof, shilkan ayaana sababay in wadamo badan...
Shirkada duulimaadka Ethiopian Airlines waxaa gilgilay shilka burburka ku yimid diyaaraddii ay ku dhinteen 157 ka qof ee saarnaa,laakiin waxaa loo aqoonsaday shirkada ugu wanaagsan...
Waxaa sii kordhaya wadamada hawadooda ka mamnuucaya duulimaadka Diyaaradaha ay sameyso shirkada laga leeyahay dalka Mareykanka ee Boeing gaar ahaan Diyaaradaha casriga ee Boeing 737 Max...
Shirkadda samaysa diyaaradda Boeing ee dalka Maraykanka ayaa wajahaysa su’aalo badan oo la xiriira heerka badqabka diyaaradda nooceedu yahay 737 kadib shilkii diyaaradeed ee ka...
Waxaa weli iska soo daba dhacaya wararka la xiriira dayuuradii Ethiopian Airlines ee shalay ku burburtay duleedka magaalada Addis ababa taasoo ay ku dhinteen 157...
Qaar ka mid ah shirkadaha dayuuradaha caalamka ee horey u soo iibsaday dayuurada Boeing 737 Max-8 ayaa joojiyey isticmalakeeda ka dib markii ay shalay dalka...