Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay 3 dhimasho ah iyo 9...
Nin hubeesan ayaa rasaas ku furay bas nuuca korontada ku shaqeeya oo marayay magaalada Utrecht oo kutaala bartamaha dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro...
Waxaa soo baxaya xogo laga helay baaritaanada horu dhaca ah ee lagu sameenayo shilkii ku yimid Diyaarada Ethopian Airlines ay ku dhinteen dhamaan rakaabkii saarnaa...
Wiil u dhashay dalka Australia oo diiday cunsuriyadda siyaasi u dhahshay Australia ayaa mudda gaaban ku soo caan baxayy, iyadoo loo bixiyey naaneys cusub oo...
Waxaa maxkamad kutaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand lasoo taagay ninkii ka dambeeyay weerarkii lagu laayay muslimiin badan ee ku cibaadeesaneysay labo masjid oo kuyaala...
Waxaa maanta si weyn loo adkeeyay amaanka masaajiyo badan oo kuyaala Wadamo kuyaala Qaarada Amerika iyo Yurub ,kadib weerarkii dadka badan lagu laayay ee ka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saacado badan ka dib ugu dambeyn ka hadlay, dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla dalka...