Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar, waxa ayna sheekadan noqotay mid hadal heyn...
Ra’isul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern oo khudbad u jeedineysay Baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale si kulul u cambaareesay weerarkii lagu dilay Muslimiinta badan ee...
Tan iyo markii ay burburtay Diyaarada Ethiopian Airlines ayna ku dhintaan dhamaan Rakaabkii iyo Shaqaalaha saarnaa ayey biloowday shirikadda Boeing in baarto cillada saxda ah...
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarkii dhimashada lahaa ee lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand uu qeyb ka...
Askari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa lagu dilay weerar ka dhacay daanta galbeedka ee ay maamusho Falastiin. Afhayeenka ciidamada Israa’iil G/lle Jonathan ayaa sheegay...