Ciidamada Israel ayaa kooxda Xamas ku eedeeyey inay soo ridday gantaal ku dhacay guri ku yaalla waqooyiga magaalada Tel Aviv, kaasoo dhaawacay 7 qof, waxayna...
Laba ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay maanta oo Jimca ah dalka Afganistaan xilli ay hawlgal ku jireen. Saraakiisha Mareykanka iyo xoogagga uu horseedka...
Shacabka ku nool agagaarka goobtii ay ku burburtay diyaaraddii Itoobiya ayaa baroordiiq u sameeyay 157 ruux ee halkaas ku dhintay, iyagoo ahaa dadkii u horreeyay...
Dadkii Muslimiinta ahaa ee todobaad ka hor lagu laayay laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa aas qaran loo sameeyey....
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka Muslimiinta...
Doonidaan oo laga lahaa Dalka Talyaaniga kana soo shiraacatay dalka Faransiiska ayaa ku dagtay badweeynta Atlantic-ga , xili ay kusii jeeday Wadanka Brazil muddo todobaad...