Madaxa sare ee golaha militariga Sudan ayaa waxaa loo dhaariyey Jen. Cawad Bin Cowf kaasoo hogaamin doono dowladda ku meel gaarka ah labada sanno ee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay taageerayso in Suudaan ay gasho xilli kala guur ah oo shacabku uu majaraha u...
Labo dhakhtar oo ajnabi ah ayaa laga afduubay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Ilaaladoodii ayaa lagu...
Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa isku day afgambi ku tilmaamay baaritaankii uu ku sameeyay Robert Mueller oo horay u soo noqday agaasimaha guud ee hay’adda dambibaarista...