Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday muslimiinta laga tirada badan...
Heyadaha Saadaasha hawada ee adduunka ayaa sheegay in saacadaha soo socda duufaanno wata dabeylo xoog leh ay ku dhufan doonaan xeebaha Koonfur bari ee qaaradda...
Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalkaasi ku dari doono hal milyan oo dheeraad ah, waxaana ciidanka cusub laga soo...
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la xaqiijiyay in booqashadii ugu horeesay uu ku tagayo dalka Ruushka , si halkaasi kulan gaar ah ula...
Dowlada Iiran ayaa ku hanjabtay in ay xireyso gacanka Hormuz hadii Iiran laga hor istaago in shidaalkeeda u dhoofiso qaar kamid ah Wadamada Caalamka oo...
Qaraxyadii Axadii lagu weeraray dalka Sri Lanka Hoteelo iyo kaniisado kuyaala waxaa ku dhintay dad ka badan 90-qof, waxaana dadkaasi dhintay ku jiray dalxiisayaal ka...
Militariga la wareegay talada dalka Sudan ayaa digniin u diray dadka dibadbaxyada weli ka wada dalkaas, iyagoo amar ku siiyey inay jidgooyooyinka ka qaadaan waddooyinka...