Maraykanka oo digniin kama dambeys ah siiyey Turkiga & xiriirka labada dal oo meel adag maraya
Washington ayaa uga digtay xukuumadda Ankara inaysan suurtagal aheyn in gantaallada Ruushka ee S-400 ee tiknoolijiga ku shaqeeya iyo diyaaradaha Mareykanka uu soo saaro ee...