Maxaa keenay in Macalimiinta ajnabiga ah laga saaro gobolka Soomaalida Kenya?
Dowladda Kenya ayaa tiro Macalimiin Kenyan ah ka saartay gobolka Soomaalida kaddib markii ay kordheen weerarrada Al-shabaab ay halkaas ka geysanayaan. Guddiga Macalimiinta ayaa sheegay...