Dowlada Saudi Arabia ayaa sheegtay in laba ka mid ah maraakiibteeda saliidda qaada ay waxyeello xooggan kasoo gaartay weerar arbushaad ah oo loogu gaystay xeebta...
Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa...
Ciiddanka booliska Sacuudiga ayaa sheegay inay 8 nin oo hubeysan ay ku dileen Howlgal ka dhacay Jasiirad ku taalla gobalka Al-Qatif maalintii shalay. Wakaaladda Wararka...
Nin hubeesan oon wali heybtiisa la garan ayaa rasaas aan khasaaro geesan ku furay masjid kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, arintan ayaana dhacday...