Baraha bulshada ayaa laga xiray dalka Eritrea, dadka ayaana fariimo ka soo diraya dalkaas iyaga oo adeegsanaya adeegga VPN-ka loo yaqaanno. Ma cadda sababta loo...
Nin ka tirsanaa saraakiishii ciidamada ee dowladii marxuum Maxamed Siyaad Barre oo deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad rayid lala koray, iyadoo lagu...
Bangiga dalka Australia ee loo soo gaabiyo RBA ayaa daabacay lacagta 50-ka dollar ee dalkaasi, waxaana lacagtan cusub ee la daabacay dhawaan lagu arkay erey...
Xilli kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya uu marayo meel xasaasi ah ayaa waxaa soo baxaysa qiimayn lagu samaynayo dhaqaalaha ku baxaya dacwadaasi. Qareennada...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa muujiyay taageerada iyo khushuuca uu u hayo bulshada muslimiinta ee ku nool dalka New Zealand ka dib...
Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in dayuurado Drones ah (nooca aan duuliyaha lahayn) oo sida walxaha qarxa ay maanta weerar ku qaadeen goobo saliidda laga soo...
Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad, iyadoo lagu eedeynayo  inuu geystay kicin dadweyne iyo...