Ciidanka Booliska dalka Spain ayaa qabtay maandooriyaha halista ah ee cocaine oo uu sitay askari la socday Madaxweynaha Jair Bolsonaro Brazil oo ka soo noqday...
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay kana tirsan Xildhibaanada aqalka Congress-ka ee Mareykanka ayaa ka careesiisay dad badan oo Muslimiin ah, kadib markii ay ka qeyb gashay munaasabad...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka dalkaasi ay dileen sargaalkii ka dambeeyay afgembigii fashilmay ee sabtidii ka dhacay xarunta ismaamulka Amxaarada...
Musharraxa ka socday xisbiga mucaaradka ah ee CHP ninka la yiraahdo Ekrem Imamoglu ayaa ku guuleystay doorashadi ku celiska aheyd ee maanta ka dhacday Istanbul....
Dadka ku nool magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa maanta mar kale dib ugu laabtay goobaha codbixinta, doorashada ku celiska ee duqa magaalada, kaddib marki...
Dowlada Mareykanka ayaa weerar u muuqday aargoosi ku qaaday hannaanka kombuutarradda ee dalka Iran, waxaana weerarkan la sheegay in uu curyaamiyey barnaamijka laga maamulo gantaalaha riddada dheer...