Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa,...
Ciidanka ilaalada xuduudaha Sacuudiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen rag ka soo kala jeeda dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Sacuudiga kuwaasoo si qarsoodi ah dalkaas...
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada isbadalo badan uu ka hirgalinayo boqortooyada Sacuudiga, waxaana dalkaasi hada ka hirgalaya arimo badan oon horey dalkaasi uga jirin....
Shirkada diyaaradaha soo saarta ee Boeing ayaa shaaca ka qaaday in malaayiin dollar oo magdhaw ah siineyso dadkii ku dhintay labadii shil ee ku yimid diyaaradaha...
Saraakiisha Booliska dalka Filipiin ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin u dhashay dalka Kenya oo ka mid ah kooxda Al-Shabaab kaasoo magaciisa lagu sheegay...