Dowladda Itoobiya ayaa waxay warqad lagu soo xirayo u jartay Madaxii hore ee sirdoonka dalkaas Getachew assefa. Ninkan ayaan ku jirin kulankii Xisbiga talada haya...
Milkiilayaasha gaadiidka caasimada Nairobi ayaa maanta qorshaynaya inay shaqa joojin ku dhaqaaqaan taasoo ay uga cabanayaan canshuurta lagu soo rogay shidaalka. Waaxda keyd haynta ayaa...
Dowlada Mareykanka ayaa dalka Jarmalka u masaafurisay qofki ugu danbeeyay oo ka tirsanaa xisbigii Naziga Jarmalka, kaasoo sannado badan ku noolaa magaalada New York ee...
Xaafadda Woolwich ee Magaalada London ayaa maanta si weyn looga dabaaldegay munaasabada maalinta koowaad ee ciidul adxaa. Barxad ku taalla xaafadaas ayaa waxaa saaka isugu...
Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee loo yaqaan Kibandha, isagoo isticmaala...
Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii ay...
Malaayiin qof oo xujey ah ayaa maanta waxay si rasmi ah uga bilaabeen acmaasha xajka magaalooyinka barakeysan ee dalka sacuudiga. Xajka oo ka mid ah...
Wargeyska DailyMail ee kasoo baxa Ingiriiska ayaa daabacay warbixin uu ka qoray cilmi-baaris ay Jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka ka sameysay dadka sida joogtada ah...