Nin Soomaali ah oo Weerar loo adeegsaday Mindi ka geestay Melbourne (Daawo Sawirada)
Nin Asalkiisu Soomaali yahay oo magaciisa lagu sheegay Mohamed Khalif ayaa weerar loo adeegsaday mindi waxa uu ka geestay bartamaha magaalada Melbourne ee dalka Australia....