Maareeye ku-xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta GOLIS oo goor dhow la dilay
Maareeye ku-xigeenkii Shirkada Isgaarsiinta Golis ee ka howlgasha degaanada Puntland ayaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Marxuum Cabdullaahi Cali Cumar ayaa waxaa...