Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar cusub oo lagu joojinayo in salaada Jimcaha iyo salaadaha kale ee Jamaacada lagu dukado masaajida kala duwan ee...
Maamulka Puntland ayaa joojiyay Imtixaankii dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee la qaadi lahaa sanadkan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaarada waxbarashada maamulkaasi....
Qarax ayaa caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari gaar ahaan wadada dheer ee dhexmarta bartamaha magaalada agagaarka Ex Hotel Nakhiil. Wararka ayaa sheegaya...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dadaalada dib u heshiisiinta ee ka socda Galmudug iyo kulankii dhax maray Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf hoose uu soo kala dhax galay Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa, khilaafka ayaana ka dhashay isku shaandheyn la...