Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay weerar hubeesan lagu qaaday ciidamo katirsan Daraawiishta Puntland xili ay marayeen gudaha...
Illaa xalay iyo maanta waxaa degaanno ka mid ah Puntland ka da’aya roobab dabeylo iyo daadad wata iyada oo meelo badanna ay is-gaarsiintu ka go’day...
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada...
Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaano (PSF) ayaa sheegay in maanta oo taariikhdu tahay 24 November 2019, hawlgalo ka dhan ah kooxda Daacish ka sameeyeen...