Ethiopian Airlines oo duulimaad ka bilaabeysa Magaalo 4-aad oo Somalia ka tirsan
Puntland ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ay duulimaad caalami ah ka bilaabeyso magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...