Koofi oo xilkii ka qaaday agaasimihii Laanta Socdaalka & Jinsiyadaha Puntland (Akhriso)
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Koofi ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda ee Puntland Maxamed Cabdi Faarax....