Puntland oo ka hortimid sharciga Batroolka ee uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga batroolka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha Somalia ka dib markii ay soo maray golaha xukuumada iyo labada gole...