Puntland ayaa shaqada uga hakisay dhammaan shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan degaannadaas Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha...
Guddoomiyihii xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Nuur Gees-diir ayaa caawa la dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladaas....