(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni & danjire Mr. Qin Jian
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaaran oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Qin Jian. Kulanka ayaa...