Deni oo kulamo xasaasi ah kula qaatay Nairobi danjireyaal reer Galbeed ah (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulanka...