Gen. Stephen J.Townsend oo gaaray Boosaaso lana kulmay Madaxweyne Deni (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku...