Wararka ka imaanaya maamulka goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray amar uu ku joojinayo dhammaan...
Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda...
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi oo deni aya khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka wadagashiga Puntland ee maanta ka furmay magaalada Garoowe. Khudbada madaxweynaha...