Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay
Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in qarax lagu dhaawacay masuul katirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland . Sida aan...