Puntland oo caawa ku dhawaaqday kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus
Puntland ayaa shaacisay caawa in degaanada maamulkaasi laga helay kiiskii ugu horeeyay oo ah cudurka Coronavirus ee halakeeyey inta badan dalalka caalamka. Guddiga ka hortagga...