(Akhriso) Madaxweyne Deni oo agaasime cusub u Magacaabay Madaxtooyada Puntland
WAREEGTO Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 16ka May, 2020, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha...