Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed kulul ka soo saaray xaalada dalku ku sugan yahay iyo sida DF uga cagajiideyso iney qabato doorashooyinka xiliga kala guurka. Puntland...
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa gaarka ah ee PSF-ta Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen Magaalada Gaalkacyo maanta ku dilay nin la sheegay...
Magaalada Gaalkacyo waxaa maantay kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug iyo wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland,...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni inuu masuul ka yahay khilaafka kala dhexeeya ku-xigeenkiisa Axmed...