Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socday dowlad degaanka Soomaalida (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka Tacliinta...