(Sawirro) Guddoomiye Gacal oo furay laami cusub oo isku xiraya labada dhinac ee Gaalkacyo
Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta Woqooyiga iyo Koonfurta...