Category : PUNTLAND
Axmed Karaash oo Garowe ku qaabilay wafdi uu horkacayo Tim Filip Ros (Sawirro)
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay wafti ka socda Hay’adda Laanqayrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya oo uu...
Raggii loo heystay dilka & kufsiga Hodan Shanlayste oo xukun lama filaan ah lagu riday
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa sii deysay lix ka mid ah todoba nin oo loo heystay fal isugu jira dil iyo kufsi. Lixda...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni iyo C/raxmaan C/Shakuur?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo xubno safarkiisa ku weheliyay. Labada Masuul ayaa ka...
Dowlad goboleed ka soo horjeestay sharciga Saxaafada ee uu saxiixay Farmaajo
Maamulka Puntland ayaa ka hor timid Xeerka Warbaahinta Soomaaliya ee maanta la dhaqan geliyay ka dib markii uu saxiixay madaxweynaha Somalia. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Maamulka...
Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland kaasoo maanta...
Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee sugan...
(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka...
(Akhriso) Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka Dhuusamareeb
Maamulka Puntland ayaa caawa soo saaray War-saxaafadeed uu ku cadeynayo mowqifkooda ku aadan Shirkii lagu balansanaa ee Dhuusamareeb 3. Puntland ayaa ku eedeysay madaxda DF...
Wasiir aas Qaran loogu sameeyey Garowe iyo Axmed Karaash oo ka qeyb galay (Sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta ka qeybgalay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha u...