Taliska Booliiska Gobalka Bari ayaa sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga laga sameeyay Xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso. Howlgalkan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Booliska,...
Meydka qof la sheegay inuu yahay Ajnabi ayaa ku soo caariyey xeebta Magaalada Eyl oo ka tirsan gobolka Nugaal ee Maamul goboleedka Puntland. Maydka qofka...
Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda Darajada-koowaad ee Ciidamada Puntland ayaa xalay lagu dilay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya....