Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhismaha Mashaariic cusub (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Madaxweynaha ayaa mid mid u booqday Waaxyaha Wasaaraddu ka koobantahay,...