(Sawirro) Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray boqolaal ka tirsan Booliska Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safar shaqo ku tagay magaalada Qardho ayaa tababar u soo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee...