Category : PUNTLAND
Puntland: “Laga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweynaha dalka”
Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa Wasiirka Warfaafinta...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamada ciidamada Puntland oo xabsiga la dhigay (Sababta)
Maamulka Puntland ayaa sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay sii daayeen dad...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha magaalooyinka Puntland, kuwaasoo ku eedeeyay inay faa’iido xad dhaaf ah ka...
Madaxweyne Deni iyo James Swan oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James...
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Stefan Tillander iyo Xubno kale (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stefan Tillander oo ay weheliyaan Masuuliyiinta ka...
Puntland oo amar cusub ka soo saartay isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga
Puntland ayaa joojisay lacagta Shilinka Soomaaliga ee loo kala gooshiyo gobollada hoos taga maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntand Cabdi Warsame...
Madaxwewyne Deni oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu hoggaaminayo...
Puntland oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh...
Deni oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada Somalia iyo Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyey munaasabad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey...