Madaxweyne Deni oo isku Diiwaan galiyay codeynta Doorashada Golaha Deegaanka (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u...