Shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo maanta la daah furay (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Â Madaxweynaha ayaa goobjoog ka...