Puntland oo Caawa War cad kasoo saartay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Fahad Yaasiin
War Saxaafadeed caawa kasoo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa taageero loogu muujiyay laguna bogaadiyay doorka hogaamineed ee Ra’isul Wasaare Rooble gaar ahaan waajibaadka Amniga...