Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar koox hubeysan ay xalay ku qaaday hoyga uu magaalada Garoowe ka deggan yahay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Maxamed...
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxweyne Siciid Deni dil u geesteen Haweeney shacab ah xili ay...